hamiis, Maarso, 28, 2019 (HOL)- Waxaa galabta garoonka Diyaaradaha ee Garaad Wiil waal lagu soo dhaweeyay Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomaalida Itoobiya Axmed Shide Maxamed, gudoomiyaha ayaa waxaa soo dhawayntiisa ka qayb galay madaxda degaanka u saraysa oo uu u horeeyo Madaxwayne Mustafe Cagjar.
Imaatinka Guddoomiyaha XDSHSI ayaa kusoo hagaagaya xilli degaanka looga diyaargaroobayo qabashadashirwaynaha Xisbiga, isla markaana lafilayo inuu qabsoomo xilligii loogu talagalay.
Comments
Post a Comment