Sabti, Maarso, 23, 2019 (HOL)- Qaraxyadan oo ahaa kuwo is xigxigay ayaa kan hore waxaa lagu weeraray xarunta Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda dowladda Soomaaliya oo ku taalla meel u dhow Isgoyska Jubba ee Muqdisho.
Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgal culus ka wadda gudaha wasaaradda, waxaana muuqata qaar ka mid ah Shaqaallaha Wasaaradda oo laga soo badbaadinaayo goobta, waxaana daaqaha la saaray Jaran jarooyin.
Waxaaa jira khasaare isugu dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay qaraxyada, walina waxaa shaqeynaya oo halkaa ka qaadaya dadka ay wax yeeladu soo gaartay gaadiidka gurmadka degdega.
Amaanka magaalada Muqdisho ayaa u muuqda xiligan mid sii xumanayaa waxaana joogta uga dhaca qaraxyo farsamooyin kala duwan loo adeegsado, ilaa iyo haddana majiro wax war ah oo ay laamaha nabad-galyada ka soo saareen ar
Comments
Post a Comment