Sabti, Maarso, 30, 2019 (HOL)- Waxaa maanta baaqday oo aan qabsoomin kulankii ugu horeeyay Kalfdhiggii Shanaad ee Golaha Shacabka kaddib markii inta badan xildhibaannada ay soo xaadiri waayeen.
Xildhibaannada ayaa sheegaya loo baahan yahay matalaad sax ah in ay muujiyaan xildhibaannada maanta la xasuuqayo sida ay hadalka u dhigeen Shacab Soomaaliyeed.
Xukuumadda ayeey ku sheegeen in ay tahay in lagula xisaabtamo arrimaha Amniga dalka Baarlamaanku ka guto waajibaadkiisa shaqo.
Comments
Post a Comment