Wararkaa manta arbac

3/20/2019
Advertisement

Wararka Maanta

ARBACO, MAARSO 20, 2019

Opinion - Frikado

WARARKA MAANTA-TALAADO, MAARSO 19, 2019

Talaado, Maarso, 19, 2019 (HOL)-Qarax nooca gaadiidka lagu rakibo ah ayaa goor dhaw ka dhacay ilinka hore ee xarunta CID magaalada Muqdisho , waxaana warar soo baxaya sheegayaa in gaariga qarxay uu watay sarkaal ka tirsan dowladda Soomaaliya.

WARARKA MAANTA-ISNIIN, MAARSO 18, 2019

Isniin, Maarso, 18, 2017 (HOL)- Waxaa dib loo dhigay Tirakoobkii dadka iyo guryaha oo lafilayay inuu qabsoomo bisha soo socota ee April.

WARARKA MAANTA-AXAD, MAARSO 17, 2019

Axad, Maarso, 17, 2019 (HOL)-Wasaarradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa ka hadashay Cabashada Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ah in aysan qaadan Mushaar Muddo Afar Bilood ah, islamarkaana ay iskaga baxeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose.

WARARKA MAANTA-SABTI, MAARSO 16, 2019

Sabti, Maarso, 16, 2019 (HOL)-Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa maanta warbaahinta u sheegay sanadkan doorasho ka dhici doonin Galmudug, hasse ahaatee doorashada la qaban doono sida uu hadalka u dhigay saddex sano kaddib.

WARARKA MAANTA-JIMCO, MAARSO 15, 2019

Jimco, Maarso, 15, 2019 (HOL)- Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday mashaaric waa weyn oo lagu dhisayo waddooyin isku xira gobollada dalka, sida laga sheegay shirka dhismaha waddooyinka isku xira gobollada dalka oo muddo saddex maalmood ah kasocday Muqdisho oo uu maanta soo xiray Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya, Cabdi Aadan Hoosow.

WARARKA MAANTA-KHAMIIS, MAARSO 14, 2019

Khamiis, Maarso, 14, 2019 (HOL)- Madaxweyne Biixi oo xalay khudbad dheer u jeediyey jaaliyadda Somaliland ee Imaaraadka ayaa sheegay in wada hadalkii Somaliland iyo Soomaaliya lagu balansan yahay 19-ka bishan wadanka Ganna ee caasimadiisa Accra.

« previous1234567...416417next »

close

Comments