Khamiis, April, 18, 2019 (HOL) - Madaxwaynaha DDS Mustafe Cagjar ayaa maanta waxaa uu ka qayb galay Shirwaynihii Ururka ONLF uga socday Gobolka Qoraxay gaar ahaan magaalada Qabri-Dahar.
Horey waxaa Shirka maalintiisii koowaad ka qayb galay madax kasocotay DDS oo uu u horeeyay Wasiirka madaxtooyada Xassan Daadhi iyo madax kale oo degaanka ka tirsan.
Ka soo qayb-galka Madaxwayne Mustafe Cagjar ee Shirwaynaha Ururka ONLF ayaa ahaa mid aan horey loo shaaci
Comments
Post a Comment