Isniin, April, 15, 2019 (HOL) –Wasiirka Wasaarradda Amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islaaw [Ducaale] oo shalay hortagay Golaha Shacabka ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo magacaabayo taliyaha hay’adda Nabad-sugida Qaranka.
Wasiirka ayaa hadalka ka dhax sheegay Golaha kaddib markii la weydiiyay su’aal la xiriirta sababta ilaa waqtigaa hay’adda Nabad-sugida aysan u laheyn wax taliye ah.
Waxaa hadda jooga oo ku sime ka sii ah Fahad Yaasiin oo dhinaca kalana ah ku-xigeenka taliyaha hay’adda Nabad-sugida
Comments
Post a Comment